Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ganacsatada ugu baaqay inay joojiyaan lacagaha ay siiyaan Alshabaab

0
155

Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Finish ayaa ganacsatada ugu baaqay inay joojiyaan lacagaha ay siiyaan ururka Alshabaab, isagoo sheegay in lacagahaasi lagu xasuuqo ummadda Soomaaliyeed.




SOURCE: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ganacsatada ugu baaqay inay joojiyaan lacagaha ay siiyaan Alshabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.