Guddoomiyaha golaha Aqalka sare oo si adag u eedeyay dowladda federaalka iyo maamul-gobolleedyada

0
66

Axad, October, 28, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha golaha Aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta hadallo adag ka jeediyay xarunta golaha Aqalka sare,iyadoo inta badan khudbadiisa uu diiradda ku saaray khilaafka dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada.




SOURCE: Guddoomiyaha golaha Aqalka sare oo si adag u eedeyay dowladda federaalka iyo maamul-gobolleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.