Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay

0
49

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ,waxaana garoonka diyaaradaha ee dalka magaaladda muqdisho kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka. Cabdi kariin Xaaji Cabdi Buux oo ah Xoghhayaha Guud ee Golaha Shacabka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.