Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magalada Jowhar

0
280

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa goordhow waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Wafdiga ayaa waxaa kamid ah labaad ee  Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale,waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku Xigeenka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magalada Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.