Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta u amba baxay Jabuuti

0
397

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Jabuuti Jamhuuriyadda Walaalaha aanu nahay ee Jabuuti. Ujeedada safarka wafdiga guddoomiyaha ayaa ah sidii ay uga qeybgalilahaayeen xuska maalintii Jabuuti ay gumeystihii Faransiisku ka xorowday ee 27 June. Waxaa ku wehliya safarkiisa xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,waxaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta u amba baxay Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.