Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Soo saaray qoraal lagu fasaxay Xildhibaanada

0
281

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu xiray kal-fadhigii 3aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in kal-fadhiga 4aad ee Xildhibaanada Baarlamaanka uu furmayo Bisha September ee socota,iyadoo qoraal lagu ogeysiiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya . Qoraalka loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sidoo kale waxaa la ogeysiiyay Golaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Soo saaray qoraal lagu fasaxay Xildhibaanada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.