Guddoomiyaha Xamarweyne oo xabsiga la dhigay kadib Markii uu RW Kheyre ku sheegay xukuumada ugu…

0
74

Warqad ka soo baxday Kusimaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Shqadii looga joojiyey Guddoomiyaha degmada Xamarweyne Cumar Shariif Maye. Cumar Shariif Maye ayaa dhawaan sheegay in Xukuumadda Kheyre ay tahay tan  ugu masuqmaasuqa badneyd abid taarikhda dalka iyo sidoo kale waxa uu eedeyn u jeediyey Booliska oo […]




SOURCE: Guddoomiyaha Xamarweyne oo xabsiga la dhigay kadib Markii uu RW Kheyre ku sheegay xukuumada ugu…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.