Guddoomiye Cusub oo loo doortay Baarlamaanka Puntland

0
365

Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada xildhibaanada Puntland ay ku dooranayeen guddoomiyaha baarlamaanka. Labada nin ee isugu soo hartay wareega labaad ayaa kala helay codadka, Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) 43 cod iyo Cabdijamaal Cismaan 23 cod . Waxaa lagu dhawaaqay in Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) uu yahay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka Puntland. Guddoomiyaha Cusub […]




SOURCE: Guddoomiye Cusub oo loo doortay Baarlamaanka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.