Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay Degmada Waaberi

0
154

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa xilkii ka qaaday guddooyaha degmada Waaberi,isaga oo guddoomiye cusub u magacaabay degmadaas. Wareegto ka soo baxday Xafiiska guddoomiye Yariisow ayaa waxaa xilka guddoomiyaha degmada Waaberi loogu Magacaabay Mahad Elmi kaas oo bedelaya guddoomiyihii degmadaas Rowdo Cabdullaahi. Guddoomiyaha Gobolla Banaadir ayaa waxa uu wadaa isbedel […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay Degmada Waaberi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.