Guddoomiye ku-xigeenka guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hor yimid xil ka qaadistii lagu sameeyay

0
32

Sabti, Janaayo, 12, 2019 (HOL)–Guddoomiye ku-xigeenka guddiga doorashooyinka Qaranka Sayid Cali Sheekh Maxamed ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay qoraal ka soo baxay xubno ka tirsan guddiga doorashada Qaranka oo lagu sheegay in laga qaaday xilkii uu ka hayay guddiga ee guddoomiye ku-xigeenka.




SOURCE: Guddoomiye ku-xigeenka guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hor yimid xil ka qaadistii lagu sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.