Guddoomiye Mursal : Golaha Shacabka uma dhisna duminta iyo is hortaaga howlaha xukuumadda

0
293

Talaado, Janaayo, 15, 2019 (HOL)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabad loo qabtay xiritaanka Kalfaggii Afaraad ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Goluhu u dhisneyn is hortaaga howlaha xukuumadda.




SOURCE: Guddoomiye Mursal : Golaha Shacabka uma dhisna duminta iyo is hortaaga howlaha xukuumadda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.