Guddoomiye Mursal oo ballanqaaday in la sii deynayo Mukhtaar Rooboow

0
223

Talaado, Janaayo, 22, 2019 (HOL) – Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa wali si is daba joog u dalbanaya in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sii daayo Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo ku jira gacanta dowladda.




SOURCE: Guddoomiye Mursal oo ballanqaaday in la sii deynayo Mukhtaar Rooboow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.