Sabti, June, 30, 2018 (HOL)-Wararka ka imanaya gobolka dulleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Siinka Dheer ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gadiid ay la socdeen mas’uuliyiinta gobolka Shabeellaha Hoose.
READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiyihii gobolka Shabeellaha Hoose iyo mas’uuliyiin kale oo Qarax lagu dhaawacay