Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka heshiiyay khilaaf u dhaxeeyay

0
50

Jimco, July, 12, 2019 (HOL) – Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen ku shaaciyay in laga heshiiyay khilaaf u dhaxeeyay.




SOURCE: Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka heshiiyay khilaaf u dhaxeeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.