Gudoomiyaha Aqalka sare BFS oo Madaxda dalka Qadar kala hadlay xaaladda Soomaaliya

0
20

Arbaco,December, 11, 2019 (HOL)-Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan magaalada Dooxa ee Dalka Qatar kula qaatay guddoomiyaha golaha shuurada Dowladda Qatar Axmed Bin Cabdallah Al Maxmuud.




SOURCE: Gudoomiyaha Aqalka sare BFS oo Madaxda dalka Qadar kala hadlay xaaladda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.