Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Kismaayo kulamo kula leh madaxda Jubbaland

0
29

Khamiis, December, 06, 2018 (HOL)–Mudane Cabdi Xaashi, gudoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamanka dalka oo maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa kulamo la leh madaxda Jubbaland oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam.




SOURCE: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Kismaayo kulamo kula leh madaxda Jubbaland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.