Gudoomiye Baashe “Ramaax aniga dacweeyey waxaanu warbaahinta ka sheegay inaan la shaqeeyo cadowga Somaliland”

0
103

Isniin,December, 30, 2019 (HOL)-Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay inuu cafiyey xoghayihii arrimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Ramaax ka dib markii salaadiintii Ramaax ka socota ka dalbatay inuu siidaayo.




SOURCE: Gudoomiye Baashe “Ramaax aniga dacweeyey waxaanu warbaahinta ka sheegay inaan la shaqeeyo cadowga Somaliland”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.