Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Sh/hoose oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa

0
98

Wararka ka imaanaya degmada Dharkeenleey ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax gaari waxana ka soo baxaya faahfaahino kala duwan qaabka uu u dhacay qaraxa iyo cidda lala beegsaday. Warar ay heshay Idaacada Dalsan ayaa sheegaya in uu qarxay gaari uu lahaa gudoomiye ku xigeenka gobalka Sh/hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle oo […]




SOURCE: Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Sh/hoose oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.