Gudoomiyihii guddida dabagalka Hantidda qaranka ee golaha Wakiiladda Somaliland oo xilkii laga qaaday

0
305

Sabti, August, 18, 2018 (HOL) – Gudoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabagalka hantidda Qaranka ee golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa xilkii gudidaasi laga qaaday ka dib markii uu qaar ka mid ah wasiiradii xukuumadii hore ee Axmed Siilaanyo iyo shirkaddo ganacsi ku eedeeyey inay qayb ka ahaayeen lunsi hanti qaran.




READ MORE FROM THE SOURCE: Gudoomiyihii guddida dabagalka Hantidda qaranka ee golaha Wakiiladda Somaliland oo xilkii laga qaaday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.