Hadal jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo soo geba gaboowday

0
343

Waxaa Goordhow soo geba gaboowday Hadal jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Puntland,waxaana khudbadaha jeediyay 21 Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Puntland. Musharixiinta ayaa jeediyaya khudbado kala duwan,kuwaas oo doonaya inay kusoo jiitaan Golaha Wakiilada Puntland si ay codka u siiyaan. Musharax Dr Maxamed Siciid Gaadaale ayaa sheegay in Dowlad Goboleedyada,dowladda Federaalka Soomaaliya,Beesha Caalamka iyo dowladaha […]




SOURCE: Hadal jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo soo geba gaboowday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.