Hadal uu sheegay Ciyaar yahan Messi oo sababay in Masuul Shaqada looga joojiyo

0
443

Xiriirka kubadda adduunka ayaa muddo 12 bilood ah shaqada laga hakiyay madaxa xiriirka kubadda cagta Falastiiniyiinta kaddib markii uu ugu baaqay tageerayaasha Falastiin inay dab qabadsiiyaan funaanadaha iyo sawirrada cayaaryahan Lionel Messi. Jibriil Rajoub ayaa lagu ganaaxay inuu bixiyo 15,826 Gini islamarkaasna la sheegay inuu jeediyay hadalo kicin iyo rabshado dhalin karo ka hor cayaartii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Hadal uu sheegay Ciyaar yahan Messi oo sababay in Masuul Shaqada looga joojiyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.