HALKEE AYAA LAGU QABANAYAA MUNAASABADA LAGU SHAACIN DOONO XIDIGA UGU WANAAGSAN DUNIDA?

0
197

Xiriirka kubada cagta Caalamka ee Fifa ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaaciyeen Goorta iyo Goobta lagu qaban doono Munaasabada lagu shaacindoono Xidiga ugu wanaagsan Dunida.

Xafladaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa Magaalada London iyadoona ay dhici doonto 24-ka bisha Jully waxaana sanadkan Biladaasi ay tahay mid aad u xiiso badan.

Sanadkii ugu dambeeyay waxaa biladaasi hantay Cristiano Ronaldo oo u ciyaara Real Madrid una dhashay dalka Portugal.

Biladan ayaa waxaa Alaaba si wayn ugu loo lama xidigaha kasoo kala jeeda Argentine iyo Portugal ee kala ah Messi iyo Ronaldo.

Balse la’arki doonee hadii uu Ronaldo jeebka markale ku ridandoono The Best Player in the World iyo hadii Messi laf dhuun gashay ku noqon doono.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.