Halkee ayuu ku dambeyn doonaa la dagaalanka musuq maasuqa ay wado DFS? (Warbixin)

0
410

Waxaa sii karaar qaadanaya la dagaalanka ‘musuqmaasuqa ‘ ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, iyada oo ay sii kordhayaan dadka loo xirayo eedeymo musuqmaasuq. Wixii ugu dambeeyay ee dhacay waxa ay ahaayeen in shalay xabsiga loo taxaabay illaa 10 mas’uul oo ka hawlgalayay laanta canshuuraha furdada ee dekada weyn ee Muqdisho, lana magacaabay agaasime kumeel gaar ah […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Halkee ayuu ku dambeyn doonaa la dagaalanka musuq maasuqa ay wado DFS? (Warbixin)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.