Halkee Soomaaliya kaga jirtaa Qiimaynta Baasabooradda dalalka Caalamka ee la sameeyay?

0
40

Hay’adda The Henley Passport Index ee qiimeysa Muwaadinimadda  iyo Baasabooradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay’adda  waxay qiimeynteeda ku salaysay dal kasta Dukumentiyadiisa Safarka iyo Xogta Hay’adda Duullimaadyadda Caalamka ee IATA iyo xaqiiqda dhabta ee sannadkiiba. Qiimaynta waxaa lagu eegay 199 Baasabooradda dalalka Calaamka iyo 227  Deegaanadda ay Duullimaadyadda gaaraan. Qiimeynta Hay’adda The Henley Passport Index waxaa […]




SOURCE: Halkee Soomaaliya kaga jirtaa Qiimaynta Baasabooradda dalalka Caalamka ee la sameeyay?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.