Hanti Dhowraha Cusub ee Jubbaland oo Maanta la dhaariyay

0
372

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Hanti Dowraha Cusub ee Maamulka Jubbaland Cabdicasiis Sh Xuseen Dayib ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Munaasabada Dhaarinta waxaa ka qeyb galay oo goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ,waxaana halkaasi lagu dhaariyey Hanti Dowraha Cusub ee Jubbaland. Madaxweynaha Dowlad […]




SOURCE: Hanti Dhowraha Cusub ee Jubbaland oo Maanta la dhaariyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.