Kulanka Sanadlaha ee Xafiiska Hantidhowraha guud ee qaranka oo maanta lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mus’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Senoter Cabdi Dhuxuloow Dhag-dheer oo ah Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Aqalka Sare, Xidhibaanad Sahra Cabdulqaadir oo Xubin katirsan Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, Xildhibaan Guuleed Ceyduruus Cige oo hore […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Hanti Dhowraha Qaranka oo sheegay in Wax Badan ka Qabteen Musuq Maasuqa