Hantidii lagu boobay rabshadihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la celiyey

0
63

Guud ahaan magaalooyinkii qalalaasuhu ka dhacay 4 bishan August iyo maalmihii ka dambeeyey ayaa haatan xasiloon. Waxaanay wararku intaa ku darayaan in ay duulimaadyadii diyaaradaha ee u kala socdaali jiray Jigjiga iyo Addis Ababa iyaguna horrantii todobaadkan dib u bilaabmeen. Meelihii kale ee dhibaatooyinku ka dhaceen waxa ka mid ahayd magaalada Godey oo dadkii deganaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Hantidii lagu boobay rabshadihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la celiyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.