Hargeysa:Taarikada cusub ee Gaadiidka oo qaybaha kala duwan ee bulshada ka qayliyeen

0
73

Axad, September, 16, 2018 (HOL) -Guddida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada, xisbiyadda mucaaradka iyo shacabweynaha reer Somaliland ayaa si weyn uga biyo diiday taarikadda cusub ee la sheegay in baabuurta laga bedelayo, taas oo baabuur wal oo numbar cusub ku xidhanaya laga qaadayo lacag dhan lixdan dollar.




SOURCE: Hargeysa:Taarikada cusub ee Gaadiidka oo qaybaha kala duwan ee bulshada ka qayliyeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.