Haween Qurba-joog Soomaali ah oo kumannaan kiilomitir u soo jaray sidii ay u caawin lahaayeen haweenka Soomaaliyeed

0
20

Sabti, December, 08, 2018 (HOL)- Gabdho Soomaali ah oo si iskood ah isku xilqaamay oo ka socda magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa gargaar caafimaad ka wada qeyba ka mid ah Soomaaliya.




SOURCE: Haween Qurba-joog Soomaali ah oo kumannaan kiilomitir u soo jaray sidii ay u caawin lahaayeen haweenka Soomaaliyeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.