Haweeney Caawa lagu dilay Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

0
194

Kooxo hubeysan ayaa Caawa fiidkii waxaa ay Haweeney ku dileyn Xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ee Gobolkan Banaadir gaar ahaan meel aan ka fogeyn xarunta Macalin Nuur ee degmadaas. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in haweeneyda oo aheyd Ganacsato ay dhowr xabadood ku dhufteyn rag bustoolado ku hubeysnaa,isla markaana ay Goobta ka baxsadeen. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney Caawa lagu dilay Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.