Iyadoo xalay Farxadda Munaasabadda 26-ka June loo dabaal degayey ayaa waxay dhacdo xanuun badan qabsatay Hooyo Soomaali oo xaamilo ahayd, taasi oo ay Ciiddan ka tirsan kuwa DFS u diideen Bajaajkii ay la socotay inuu ka gudubo Waddada. Askarta joogta agagaarka Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda waxay u diideen Dareewalkii Bajaajka inuu Haweeneyda gaarsiiyo Isbitaalka Hooyadda […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney dantu ku khasabtay inay ku umusho waddo caan ah oo ku taalla Muqdisho