Haweeney Ganacsato aheyd oo Muqdisho lagu diley

0
421

Wararka naga soo gaaraya Ex-koontorool Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Ganacsato aheyd lagu dilay halkaas,isla markaana uu dilkeeda ka dambeeyey askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Haweeneyda oo Shaaha ku iibin jirtay Ex-koontorool Afgooye,ayaa waxaa la sheegay in askariga ay rasaasta uga fakatay halka dadka qaarkood ay sheegeen in si kas ah uu Gabadha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney Ganacsato aheyd oo Muqdisho lagu diley

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.