Haweeney horey u afduubatay Diyaarad oo dalbatay in dib loogu celiyo dalkeeda hooyo

0
283

Asha Abdulle oo ah Qaxooti ku nool dalka New Zealand waxay sannadkii 2008-dii afduubatay Diyaarad isaga kala gooshaysay Magallooyin ku yaalla dalkaasi. Waxay Tooreey ku dhaawacday Labadii Duuliye iyo qof ka mid ah dadkii saarnaa Diyaaradaasi ka hor inta aan iyadii la qabanin. Asha Abdulle oo laga sii daayey Xabsiga, waxaa haatan lagu hayaa Qeybta […]




SOURCE: Haweeney horey u afduubatay Diyaarad oo dalbatay in dib loogu celiyo dalkeeda hooyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.