Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney ay Maanta Wabiga isku-riday kadibna sidaasi ay ku geeriyootay. Haweeneyda oo lagu Magacaabo Maryan Sheekh Axmed Siyaar ayaa ka mid aheyd dadka deegaanka,waxana goobjoogayaal ay sheegeen in Maanta ay tagtay Buundada Degmada Balcad oo uu Wabiga maro,ka dibna ay […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney isku-dishay degmada Balcad ee G/Shabeellaha Dhexe