Wargeyska The Star ee ka soo baxa Kenya ayaa qoray in Haweeneydaasi oo lagu magacaabi jirey Maryan Cabuud ay ku geeriyootay Xabsiga dhexe ee magaalladda Mombasa. Marxuumadda oo iyada iyo 3 haween oo kale oo iyku xirnaa Xabsiga Shimo La Tewa ee Mombasa. tan iyo sannadkii 2015-kii ayaa la sheegay inay bishii hore u geeriyootay […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney lagu eedeeyey in ay ka tirsan tahay Al-Shabaab oo ku dhex geeriyootay Xabsi