Maxkamad ku taalla dalkaasi waxaa la soo taagay Haween Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay 2 ka mid ah Gabdhaheeda ay u kaxaysay Somalia iyo Ethiopia si ay ugu soo gudo Gudniinka Fircooniga ee FGM muddadii u dhexeysay 2013-kii ilaa 2015-kii. Haweeenydaasi oo ku nool magaalladda Neuchâtel ee qeybta Luqadda Faransiiska looga hadlo ee dalka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney Somali ah oo Xukun ku muteysatay Gudniinka Gabdhaheeda dalka Switzerland