Haweeney Turkish oo taageerta Reer Falastiin oo lagu maxkamadaynayo Yuhuudda

0
423

  Haweeneydaasi oo lagu magacaabo ERBU OZKAN waxaa shalay la soo taagay Maxkmad ku taalla magaalladda Quddus-ta La-haysto, iyadoo lagu eedeeynayo inay Boqolaal Dollar u gudbisay dadka Reer Falastiin. Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay inay Haweeneydaasi oo 27-jir ah ay xiriir toos ah la leedahay  Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS. Ebru Ozkan oo 27-jir ah waxaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Haweeney Turkish oo taageerta Reer Falastiin oo lagu maxkamadaynayo Yuhuudda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.