Hay’ad British oo sheegtay inay Alshabaab boqolaal weerar ka geysteen Somalia iyo Kenya.

0
106

Xarunta Cilmi-baarista Kontoroolka Khataraha ee (Control Risks) ee fadhigeedu yahay magaalladda London ee dalka UK waxay shalay soo saaartay Warbixin ay ku sheegtay inay Alshabaab 879 Weerar ka geysteen Somalia tan iyo bishii April ee sannadkii hore, waa sida ay Hay’addu qortay. Warbixinta waxaa lagu sheegay inay Xarakadda Alshabaab oo maamusha dhul ballaran ay dagaal […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Hay’ad British oo sheegtay inay Alshabaab boqolaal weerar ka geysteen Somalia iyo Kenya.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.