Hay’adda Amoud Foundation oo War ka soo saartay duufaannadii kol hore ku dhuftay Somaliland

0
261

Axad, July, 22, 2018 (HOL)– Hay’adda ayaa sheegtay in tan iyo baaqii Madaxweyne-ku-xigeen Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ee gurmadka duufaantii SAGAR ee sida daran u halakaysay deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Awdal, ay hay’dda samo-falka ee Amoud Foundation in ka badan 2834 qoys (23,000 oo ruux) gaarsiisay raashin bil ah iyo hoy la dhisto.




READ MORE FROM THE SOURCE: Hay’adda Amoud Foundation oo War ka soo saartay duufaannadii kol hore ku dhuftay Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.