Hay'adda NISA'' Qaraxii Ex Kootarool Afgooye qorshihiisa waxaa la lahaa Dal shisheeye

0
83

Isniin,December, 30, 2019 (HOL)-War kooban oo ka soo baxay hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxii 28kii bishan ka dhacay Ex Koontarool Afgooye uu qorshihiisu lahaa Dal shisheeye laakiin qoraalka laguma sheegin magaca dalkaaasi




SOURCE: Hay’adda NISA” Qaraxii Ex Kootarool Afgooye qorshihiisa waxaa la lahaa Dal shisheeye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.