Hay’adda TIKA dib u habeyn iyo qalabeyn ku sameysay xarunta ururka shaqaalaha ee FESTU

0
268

Sabti, July, 14, 2018 (HOL)–Dowlada Turkiga ayaa shalay ku wareejisay Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU dhismaha ururka oo qalabeysan kasoo hay’ada dowlada Turkiga u qaabilsan dhinaca horumarinta ee loo yaqaano TIKA ay ka fulisay dalka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Hay’adda TIKA dib u habeyn iyo qalabeyn ku sameysay xarunta ururka shaqaalaha ee FESTU

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.