Hay’adda UNHCR oo laga eryay xerada Alqaraj oo ay ku jiraan Qaxootiga Soomaaliyeed ee ugu badan dalka Yemen

0
54

Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)- Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in xaalad nolaleed oo adag ay soo food saartay Qaxootiga Soomaalida ee ku jira xerada Alqaraj kaddib markii laga eryay xerada hay’addii gacanta ku heysay ee UNHCR.




SOURCE: Hay’adda UNHCR oo laga eryay xerada Alqaraj oo ay ku jiraan Qaxootiga Soomaaliyeed ee ugu badan dalka Yemen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.