Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku soo bandhigay degmada Dharkiinley rag la sheegay inay dhac u geysan jireen bulshada iyo hub ay wateen.
SOURCE: Hay’addaha amniga oo Muqdisho ku soo bandhigay rag dhac geysan jiray