Heshiiskii ay DFS la gashay 31 Shirkado Kalluumeysi oo digniin laga soo saaray

0
100

Wargeyska Quartz oo ay Xarumihiisa Dhexe ku kala yaallaan magaallooyinka New York iyo London waxa uu maanta Warbixin dheer ka qoray Heshiiskii ay DFS la gashay 31 Shirkado Kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kuwaasi oo loo fasaxay inay muddo sannad ah ka kalluumeystaan Badda Somalia oo ah tan ugu dheer Qaaradda Afrika. Wargeyska waxa uu […]




SOURCE: Heshiiskii ay DFS la gashay 31 Shirkado Kalluumeysi oo digniin laga soo saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.