HESTII SANADKA IKOOLKOOLI AHMED ZAKI 2017

0
147

DARMAAN QURUXIYO KASRAAY

KARTIYO GARASHIYO HANLAAY

GARIDA IGU KAA BAAREY KALSONIDA II DHISTAAY

I KOLKOLISAAY

KALGACAL I WARABISAAY

KASHKIYO LABTEYDIYEY

ADAAN KOONKA KU JECLAHAY

QALBIGA KALIBAAD KU TAHAY

KARAMAAN KU HAYAA

KORKAAD II SAARAN TAHAY

MIIRKA LAGU KAADSADAAY

WADNAHA KALA WADA JIRKAAY

LAXAADKA LAGU KACIYOO

LAFTAA DHABARKA IYO KUBKAAY

I KOLKOLISAAY

KALGACAL I WARABISAAY

KASHKIYO LABTEYDIYEY

ADAAN KOONKA KU JECLAHAY

QALBIGA KALIBAAD KU TAHAY

KARAMAAN KU HAYAA

KORKAAD II SAARAN TAHAY

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.