Hogaamiyayaasha Imaaraadka, Itoobiya iyo Eritrea oo ku shiray Abu-Dhabi

0
289

Talaado, July, 24, 2018 (HOL)–Hogaamiyayaasha Imaaraadka, Itoobiya iyo Eritrea oo ku kulmay magaalada Abu-Dhabi ayaa ka wada hadlay arrimo la xiriirka heshiiskii taariikhiga ahaa oo ay wada gareen labada dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea iyadoo Dhaxalsugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid oo arintaa bogaadiyay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Hogaamiyayaasha Imaaraadka, Itoobiya iyo Eritrea oo ku shiray Abu-Dhabi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.