Hoggaamiyaha Myanmar oo iska fogeysay in dalkeedu geystay xasuuq

0
20

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Hoggaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa dalkeeda ka difaacday eedeymaha la xiriira xasuuq loo geystay qowmiyada muslimiinta Rohingya ee dalkaas ku nool.




SOURCE: Hoggaamiyaha Myanmar oo iska fogeysay in dalkeedu geystay xasuuq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.