Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamaad Al-thaani iyo Ku-xigeenkiisa, Amiir Sheekh C/llaahi Bin Xmaad Al-thaani waxay Khadka Telefoonka kula soo xirireen Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Faramaajo, iyagoo ugu hambalyeeyey Munaasacadda Maalinta Xorriyadda Qaranka Somalia oo shalay loo dabaal-degay. Sidoo kale, Ra’isul-wasaaraha dalka Qatar, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Sheekh C/llaahi Bin Naasir Bin Khaliifa Al-thaani waxa uu Khadka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Hoggaamiyayaal Carbeed oo Hambalyadda 1-da Luulyo u soo diray Madaxda Qaranka Somalia