Hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada oo Nairobi ku sugan

0
36

Sabti, October, 06, 2018 (HOL)– Madaxda dowlad-gobolleedyada qaar ka mid ah ayaa ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,halkaas oo ay kulamo ku qaadanayaan.




SOURCE: Hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada oo Nairobi ku sugan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.