Hoggaamiye Mucaarad ah oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Koongada Dimuqraadiga

0
34

Guddiga Doorashadda ee dalkaasi waxay maanta ku dhawaaqeen Natiijadda Doorashadii Madaxtinimadda ee bishii November 30-dii ka dhacday dalkaasi, iyadoo Hoggaamiyaha Mucaaradka, Felikis Tashisekedi ku guuleystay Doorashadaasi. Madaxweynaha cusub ee dalkaasi waxaa la sheegay inuu helay 38.57% oo u dhiganta in ka badan  7 milyan oo cod, halka Murashaxa labaad ee  lagu magacaabo Martin Fayulu la […]




SOURCE: Hoggaamiye Mucaarad ah oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Koongada Dimuqraadiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.